Hubsadnews.com
12 Ruux Oo Ku Geeriyooday Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobalka Hiiraan,
April 10, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad
12 Ruux ayaa Ku Geeriyooday inkan badan 25 kalina wey ku dhawaacmen ka dib Dagaal maleeshiyo Beeleed maanta Ka Dhacay degaanka bogori oo ka tirsan Gobalka Hiiraan, degaanka ayaa lasheegaya in aay ka bilaabmeen dilaal qorsheysan oo ku taxluuqasan beelo oo mudooyinkii ugu dambeeyey ka dhacayey degaankaasi,

COMMENTS
Latest News