Hubsadnews.com
Deg Deg – Wakaalada Biyaha Caasimada Oo Shaacisay Mashruucii Ugu Weynaa Oo Loogu Talo Galay In Lagu Balaadhiyo Biyo Galinta Caasimada
April 17, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hageysa(Hubsadnews): maareyaha guud ee wakaalada biyaha ee caasimada hargeysa aqoon yahan maxamed cali daarood ayaa maanta si arasmiya shaaciyey tartan furan oo cidkastoo daneysa ay ka qayb gali karto islamrkaana loogu talo galay in ay tartamaan shirakadahu tartankan oo ah mashruuca dhigida beebabka kal duwan ee caasiamda kuwaaso oo lagu talo galay in ay biytaha uqaabiyaan xaafadaha ka duwan ee ay ka kooban tahay caasimadu si meesha loo saareo guud ahaan cabashooyinka intabadan kasoo yeedhi jiray xaafadao kamida caasimada kuwaas oo ka caban jiray in ay habo yaraate biyo aaney soo gaadhin jirin,

COMMENTS
Latest News