Hubsadnews.com
“Amarka Hadii La Qaaadan Waayo Waa La Ina Handaraabaya”Sheekh Dirir
March 20, 2020 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada Ugu Caansan Geyiga Soomalida ayaa Fasaxey Duruustii uu Ka Wadey Maajidka Adiina ee Magaalada Hargeysa Sheekh Dirir Ayaa Fasaxa Duruusta Ku Sabeeyey Fulinta Amarada Xukuumada ka Soo Baxey ee ku Aadan ka hortaga Cudurka Faafaya ee CoronaVirus .

COMMENTS
Latest News