Hubsadnews.com
Beelaha gabooye ee daga gobolka marodijeex ayaa soo dhaweyay deeq rashin oo uu u qaybiyay xogahayaha gobolka maroodi jeex garyaqaan maxamed_deeq iyagoo hoosta ka xariiqay inuu si cadalada ugu qaybiyay Raashinkaasi
May 5, 2020 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargaisa(Hubsadnews.com)Beelaha gabooye ee daga gobolka marodijeex ayaa soo dhaweyay deeq rashin oo uu u qaybiyay xogahayaha gobolka maroodi jeex garyaqaan maxamed_deeq iyagoo hoosta ka xariiqay inuu si cadalada ugu qaybiyay Raashinkaasi

COMMENTS
Latest News