Hubsadnews.com
Boqor buurmadow oo fashiliyey sir qarsooneyd sheegayna in xukuumada Muuse Biixi Dhinac Ka Raran Tahay
April 5, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews):- Boqor Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay dhinac ka raran tahay isaga oo tusaale u soo qaatey in xataa xoghayihii madaxweynuhu uu yahay beeshii madaxweynaha .Sidoo kale Boqor Buurmadow ayaa sheegay in safiirka Somaliland ee Imaraadku AMB Baashe Cawil uu dhawaan iscasilaayo isla markaana waxaa kubaaqayinay soo dey deydaan cidii ay u magacabi lahayeen booskaas,

COMMENTS
Latest News