Hubsadnews.com
BORAMA:- Xisbiga Ucid Oo Shirkii Lixaad Ku Qabsaday Boorama+Waxyaabihii Kasoo Baxay.
August 9, 2019 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridkaa Ee Ucid Oo Kusugan Magaalada Boorama Ayaa Shirkii LIxaad Ee Lagaga Arinsanaayay Qabsoomida Shirka Golha Dhexe Ku Qabtay Magalada Borama Xarunta Gobolka Awdal.

Waxa Kale Oo Ay Halkaasi Kaga Hadleen Arimo La Xidhiidha Saamiqaybisa Kuraasta Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Qabsoomida Doorahsda

COMMENTS
Latest News