Hubsadnews.com
DAAWO: Aroos Wadareed Ka Dhacay Magaalada Jigjiga Oo La Isku Aroosay 29 Lamaane Oo Ka Soo Kala Jeeda Beelaha Gabooye Iyo Beelaha Kale
April 13, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Jigjiga (Hubsadnews): madaxweynaha dawlada degaanka somalida Cabdi Maxmuud Cumar ayaa isku guuriyey 29 Lamaane Oo Ka Soo Kala Jeeda Beelaha Gabooye Iyo Beelaha Kale waxa arooskoodu ka dhacay habeenimadii xalay magaalda jigjiga isaga oo uu arooskasi kasoo qayb galay madaxweynaha iyo qaybaha kala duwan ee xukumadiisa,

 

COMMENTS
Latest News