Hubsadnews.com
DAAWO- Badhaabka Gobolka Sanaag Oo Walaac Xoogan ka muujiyey Xanuunno Uu Sheegay In Ay Ka Dilaaceen Deegaamo ka tirsan Sanaag
April 1, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

G Sanaag(Hubsadanews): Badhaabka Gobolka Sanaag ayaa Walaac Xoogan ka muujiyey Xanuunno Uu Sheegay In Ay Ka Dilaaceen Deegaamo ka tirsan Sanaag mar uu saxaafada la hadlay isagoona dhakhaatiirta gobolka ugu baaqey in ay foog jignaadan faafida xanuunadaasi islamrkaana ka hortag ay sameeyan si aaney xanuunadaasi usii faafin sidoo kalena waxa uu fariin udiray shacbiga gobolka wuxuuna ka codsadey in ay foog jignaadan faafida xanuunadaasi sameeyaan waxa aay kula taliyaan dhakhaatiirtu waakan isaga oo arimahaasi iyo arimo kale ka hadlaya,

 

COMMENTS
Latest News