Hubsadnews.com
Daawo: Boqor Buur Madoow Iyo Madaxweynaha Puntland Oo Goob Faare Ah Isku weydaarsadey Hadaalo Dhaxal Gal ah + Madaxweyne Gaas Oo Sheegay In Cidamadiisa Dib Uu Uga Celinayoo degaanka Tukaraq
April 15, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Boqor buur madow oo ka hadalay goob callomo saar ahayd ayaa si adag uga hadlay xaaladda Puntland iyo Soomaaliland oo uu sheegay in ay ku howlanyihiin sidii xal loogu heli lahaa coladda kasoo cusbonatay degaanka Tukaraq,

wuxuuna soamailand iyo pundland ugu baaqey in ay nabada ilaaliyaan isalmarkaana ay kala kaxeeyan ciidamada isku hor fadhida deeganka Tukaraq

balse madaxweynah budlaan oo iskaguna halkaasi ka hadlaya ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu la laabto ciidamadiisa,

COMMENTS
Latest News