Hubsadnews.com
Daawo Buuq Iyo Sawaxan Saaka Hadheeyay Aqalka Baarlamaanka somaliland +Sababta
August 6, 2019 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargaisa{Hubsaadnews.com}: Daawo Kulan Ay Saaka Iskugu Yimaadeen Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland kaasi oo siweyn Loogu Wadey in laga doodo Arinta Doorashada ayaa Dhalisay In halkaasi Xildhibaanadii iskaga Dareeraan isla markaana uu buuq iyo sawaxan bilaabmo iyadoo ay xusid mudan tahay inay goobta ku sugnaayeen labada xisbi mucaarid ee wadani iyo ucid oo iyagu ahaa kuwa soo gudbiyay waraaqda mooshinka doorashada

COMMENTS
Latest News