Hubsadnews.com
DAAWO: ” Buurmadow Afkiisa Ayaa Lagu Xidhay Iyo Islaweynidiisa ..” Suldaan Maxamed Cabdiqaadir
April 20, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews):- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley xadhiga ay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi u geystayey Boqor Buurmadow waxaana uu suldaan Maxamed Sheegay In buurmadow isagu afkiisa isku xidhay,

Sidoo kale suldaanka ayaa sheegay in xukuumadu ay waxii waajibkeeda ah ay qof kasta ka qaadeyso,

COMMENTS
Latest News