Hubsadnews.com
DAAWO: Dagaalkii shalay ka dhacay deeganka fadhigaab ee gobalka sanaag oo la shaaciyey inta ku dhimatey iyo inta qof ee ku dhaawacantay
April 5, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ay ka hadashey dagaal shalay laba beelood ku dhex maray deeganka Fadhi-Gaab oo ka tirsan gobalka Sanaag

Gudoomiyaha gobalka Sanaag Maxamed Axmed Caalin Tiinbaro oo la Hadley idaacada BBC-da waxaa uu sheegay in dagaalkaasi ay ku dhinteen 3 Qof kuna dhawaacmeen 8 Qof oo kale ilaa imikana xaalada tuuladu aay degantahay,

COMMENTS
Latest News