Hubsadnews.com
DAAWO: Ergooyin kasoo kala jeeda deeganada Saaxil Barri iyo gobolka Sanaag oo ka digay awaaqib xumada ka dhalan karta colaada ka bilaabantay deeganada Fadhi-gaab + baaq culusna uu diray madaxweynaha iyo beelaha dagalamaya
April 7, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa(hubsadnews)- Odoyaal waxgarad salaadin iyo uqaasha kasoo kala jeeda deeganada saaxil bari iyo gobolka sanaag oo maanta siwada jir ah ula hadaly ayaa waxa aay baaq nabadeed udiray beelaha ku degaalamaya degaanka fadhi gaab ee ka tirsan gobolka sanaag waxayna usheegen in aay ilaaliyaan nabada sidoo kalena waxa aay sheegen aay la kulmi donaan madaxweynaha islamraaka aay ka wada hadli doonan sidii lo damin lahaa colaada ka qaraxdey degaankaasi,

COMMENTS
Latest News