Hubsadnews.com
DAAWO: Garaadka Guud ee Dhulbahante Garaad Jaamac oo eeddo culculus ku miisay Siyaasiyiinta Sheegayna In Somali Mid Tahay
April 15, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Garaadka Guud ee Dhulbahante Garaad Jaamac oo goob caalemo saar ahayd ka jeediyey qudbad dhinacyo bada tabaneysay taasi sidoo kalena uu ku eedeyanayey Siyaasiyiinta

Sheegayna In Somali Mid Tahay balse aay siyaasiyntu ay dantooda ku dhex fushanayaan, wxuuna ku baaqay in soomaali layskusii daayo si aay iyagu udhameystaan dhibta dhaxdooda taala,

COMMENTS
Latest News