Hubsadnews.com
DAAWO: Golaha Wakiilada Somaliland Oo maanta AnsiHuxiyey Laba Wasiir Oo Ka Tiran Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Qaabki Ay Udhacdey Ansixintaasi
April 2, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews):- Fadhigii ay saaka yeesheen mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay ku ansixiyeen laba wasiir oo ka tirsan golaha wasiirada xukuumada madaxweyne Muuse Biixi cabdi

Labadan wasiir ayaa waxaa ay kala yahiin wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire iyo wasiirka wasaarada qorsheynta qaranka Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac,

COMMENTS
Latest News