Hubsadnews.com
DAAWO: Imaaraadka Oo Ciidamadoodii Shaqaalahoodii Iyo Qalabkoodiiba Kala Baxaya Magaalda Muqdisho
April 17, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Moqdisho (Hubsadnews): Dawlada Imaaradka carabta ayaa mwaxa ay maalintii labaad ay magaalada muqdisho ka baxayaan ciidamadoodi shaqalahoodii  iyo waliba qalabkoodii  xero ciidan oo ay ku lahayeen gudaha Moqdisho oo la yidhaahdo General Gordan

Imaaradka ayaa shaqalahooda dalka Somaliya ka dhoofinaya isla markaana waxaa ay sidoo kale ay xidheen cisbitaal ku yaala magaalada Moqdisho oo ay dad danyari ka faa’ideysan jireen,

COMMENTS
Latest News