Hubsadnews.com
DAAWO: Imaraadka Carabta Oo Gabi ahaanba Joojiyey Toobabarkii Ay Siin Jireen Ciidamada Somaliya
April 16, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad
Abu Dubai (Saaxilonline): Dalka Imaaraadka Carabta ayaa war qoraal ah oo uu shalay soo saaray ku sheegay inuu kala laabtay  barnaamijkii tababarada milatari ee uu u fidin jiray ciidamada Somaliya.
Qoraalkan oo ay faafisay wakaaladda wararka ee imaaraadka ayaa lagu sheegay in Imaaraadka uu talaabadaasi kaga jawaabayo, lacag ay dowladda Somaliya dhawaan ku qabatay madaarka diyaaradaha Muqdisho oo uu imaaraadka lahaa

qoraalkan ayaa imaanaya kabid markii ay somalia ay sheegtay in aay iyadu isku filintahay islamrkaana ciidamada ay tababaro imaardu in aay iyadu tabobaraneyso oo ay musharkana dawladu siin doonto cadhadaas oo ka timid lacag aay dhawaan si khaldan ay dalka usoo galiyey dalka imraaadka somaaliya

taas baana sababtay in uu imaadku isaguna kalsoonidin kala laabto iskaamrkaana uu soo saaro warqadan uu ku joojinayo tababaradii uu sii jiray ciidamadaa mitariga soamaliya  Hadaba Maxay u dhimeysaa talaabadaa laga joojiyey ciidanka Somalia?, Maxeyse uga dhigantahay xiriirka labada wadan ee mudooyinkanba sii xumaanayay? Su’aalahaa iyo kuwo kale ayaa laweydiiyey , Proffesor: Cabdi Ismaaciil Samatar oo bare ka ah Jaamacadda Minnesotta ee dalkan Mareykanka. jawaabihiisainaa waxa aay ahayeen sidan ,

COMMENTS
Latest News