Hubsadnews.com
DAAWO: Maayirka hargeysa Cabdiraxmaan Solteko oo xoog ku qaatey dhul ay lahayd Hooyo waayeel ah Iyo Bulshaweynta ku dhaqan galbeedka hargeysa oo ku makhraati furay Rintasi Baaqna Udiray Madaxwweynaha
April 13, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa(Hubsadnews): Bulushada ku dhaqan galbeedka hargeysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyey mayiyrka hargeysa Cabdiraxmaan Solteeko oo ka ilmeysiiyey hooyo waayeel kadib markii uu ka xoog kaga qaatey dhul ay lahayd balse bulshada ku dhaqan degaankasi ayaa waxa ay dhamaantod ay ka markhti kaceen islamrkaan ay sheegen in ay dhulka lahayd hooyadu balse uu maayirku ka xoogey

ugu dambeyn waxa aay bulshadani baaq xulus udireen maadaxweynaha soamlailand muuse biixi cabdi iyagoona usheegay in uu arintaasi si degdega talaabo uga qaado hoosna uu u eego hooyadan cataabeysa ee waayeelka ah,

COMMENTS
Latest News