Hubsadnews.com
DAAWO MUUQALKA”PROFFESOR CABDISALAAN YAASIIN OO SHEEGAY INAANAY XUKUUMADA MADAXWEYNE BIIXI KHIBRAD U LAHAYN KEENISTA SHIDAALKA DALKA
September 8, 2019 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargaysa{Hubsadnews.com}Prof: Cabdisalaan Yaasiin oo kaa mida Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Somaliland ayaa waxa uu si adag uga hadley go’aanka ay Xukuumada Somaliland ku shaacisay in ay dalka keeni doonto Shidaal.

Dhinaca kale, Prof: Cabdisalaan Yaasiin ayaa sheegay in aanay Xukuumaadu wax khibrad ah u lahayn keenista Shidaalka islamarkaana ay tahay arin khalad ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News