Hubsadnews.com
DAAWO: Qoyska Sayid Maxamed Cabdale Xassan oo si kulul uga hadley buug uu qoray wasiirka warfaafinta somaliland oo uu ku aflagadeynayaye Saydka, Hargeysa-na yimid
April 6, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Qoyska Sayid Maxamed Cabdale Xassan oo maanta uyimid arinta buuga uu qoray wasiirka wasaarada warfaafinta Guri Barwaaqo mar aay warbaahinta la hadlen waxa aay jawaab kuluul ka bixiyen buugaasi iyaga oo shgay in aay maxkamada la tiigsan doonan qoraaga buugan islamrkaana uu kusoo cadeyn doona waxyaabaha uu ku qoray buugan la magacbaxay sooyaal,

 

COMMENTS
Latest News