Hubsadnews.com
DAAWO: Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ka hadlay qadiyada Sayid Max’ed Cabdulle Xasan,kuna tilmaamey Halyey & Geesi naftiisa u huray dalkiisa iyo dadkiisa…
April 9, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka hadlay islamrkaana fahfaahin dheerad ah ka bixiyey soyaalki tarikheed iyo qadiyadii uu ku taagna Sayid Max’ed Cabdulle Xasan,kuna tilmaamey Halyey & Geesi naftiisa u huray dalkiisa iyo dadkiisa, sidii uu meel ugaarsiin lahaa wuxuuna yidhi nabadan aynu hada ku naaloneyno waa mid aay keneen halyeeyadii dalka oo uu  horkayo Sayid Max’ed Cabdulle Xasan markaas waxaa mudan buu yidhi  in markasta kor noo qaado oo la xuso taarikhihi uu lahaa sayidku,

COMMENTS
Latest News