Hubsadnews.com
DAAWO: Raysal Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya Oo Maanta Booqdey Kililka Oramada Iyo Qoomiyada Oramada Oo Si Heer Sare Ah U Soo Dhaweysay
April 11, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Addis Ababa (Hubsadnews): Raysal Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Mr Abby Ahmed oo dhawaan booqasho ku yimid kililka Somalida Itoobiye ee jigiga ayaa waxaa uu maanta na u booqasho ku tagay kililka qoomiyada Oramada oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo Raysal wasaaraha cusub oo meel fagaare ah kalahadlay kumanaan qof oo Oromo ah waxaa uu ugu baaqay in ay deganaan iyo Samir muujiyaan inta ay dawladu hir galineyso balan qaadyadii cusubaa ee ay sameysay,

 

COMMENTS
Latest News