Hubsadnews.com
Daawo:- Raysal wasaaraha itoobiya oo booqashadiisii ugu horeysay ku tagay magaalada jigjiga ee caasimada dawlada deegaanka somalida itoobiya
April 7, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Jig jiga (Hubsadnews):- Raysal wasaaraha cusub ee dalka Itobiya Mr Abby Ahemd ayaa maanta booqashadiisii ugu horeysay ku tagay magaalada Jigjiga ee caasimada dawlada deegaanka Soomalida Itoobiya waxaana la filayaa in aay ka wada hadli donaan arimo ku taluuqa wanaajinta xidhiidhka udhaxeeya Oromada Iyo Somalida oo bilahamba degaalamayey,

COMMENTS
Latest News