Hubsadnews.com
DAAWO: RW Kheyre oo xalay Lug Ku Maray Wadooyinka halbowlaha u ah Magaalada muqdisho kana wareystey shacabka armo xasasi ah
April 1, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Muqdisho(Hubsadnews): RW somaliya master Kheyre ayaa habeennimadii xalay Lug Ku Maray Wadooyinka halbowlaha u ah Magaalada muqdisho isaga oo kaligiiya wuxuuna shacbiga kusugan suuqa qaarkood si kadis ah ugu tagay islamrakaana ka wareysanayey armo xasasi ah Oo Ku Saabsana xalada aay ku sugan yihiin iyo arrimo kale ku taxluuqay xaalda amni ee dalka,

 

 

COMMENTS
Latest News