Hubsadnews.com
DAAWO: Shirkada dahabshiil oo qayb ka geysatay sosarista buuga lagu magaacabo cibaaro oo hargeisa Lagu So Bandhigay
April 3, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa(hubsanews): Shirkada dahabshiil oo kamida shirkadaha waaweyn ee dalka islamarkaana markasta ka dhex muuqata hourumarka dalka ayaa qayb weyn ka geysatay sosarista buuga lagu magaacabo cibaaro oo hargeisa Lagu So Bandhigay waxaana munaasibadaa lagusoo bandhigay buugasi   ka hadlay maamulaha guud ee shirkada dahabshiil Cabdi Maxamed Siciid wuxuuna sheegay in shirkada dahabshil aay markasta utaagan tahay in ay caawiso ciskata oo la timaada waxsoo saar muuqda sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyey in ka shirkada ahaan aay soo dhaweynayaan waxkasta oo ujmada udan ah ,

COMMENTS
Latest News