Hubsadnews.com
Daawo: wadooyinka Magaalada Hargeysa oo isku badaley meelo biyaha iyo qashinku ay iskugu yimaadan iyo shacabka hargaysa oo sida fiinta uga qaaliyey arintaasi
April 14, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa(hubsadnews): shacabka ku dhaqan magaalada hargeysa oo sida fiinta uga qaaliyey naafo daron soo wadahadey wadooyinka hargesa oo isku badalay meelo ay fadhistaan biyaha iskaga iyo qashinku

saboobtana waxa aay ku nisbeeyen  in dawlada hoose ee hargeysa aay ku guul dareysatey islamarkaana ay ku fashilantay ilaalinta nadafada caasiamada taasbaana keentay bay yidhaahden in caasimadi dalku ay sidaasi isku badasho waxayna ugu baaqen masuuliyiinta dawlada hoose oo uu hogaaminyo maayir Solteeko in aay si degdega ay iskaga wareeejiyaan xilaalka aay qaranka u hayaan isamarkaana aay cadeeyan in aay fashilimeen ilaalinta caasimada

dhinaca kalena shacabku waxa aay baaq dhinacyo badan taabaya ay udireen ,madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi waxayan usheegeen  naafo darada soo wajahadey wadooyinka halbowlaha u ahaa caasimada iyo dhibaatada shacabka ka haysata marida wadooyinkaasi

ugu dambeyna waxa ay ka codsadeen in uu arintaasi si degdega wax uga qabto si aay usoo noqoto bilicdii caasimada waa sida aay hadalka udhigeena,

 

COMMENTS
Latest News