Hubsadnews.com
DAAWO: Xidhibaan Nacnac oo ku baaqay in xabsiga la dhigo boqor buur madaw oo uu ku eedeyey in uu ku hadlay hadalo somaliland qaranimadeeda wax udhimaya
April 17, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Saaxilonline):- Xildhibaan Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta waxaa uu ku baaqay in xabsiga la dhigo boqor Buurmadow oo uu sheegay in ku hadlay hadalo lidi ku ah qaranimada Somaliland oo uu kajeediyey munaasibad dhaqan oo ka dhacdey magaalada Carmo ee maamulka Puntland

Xildhibaanka ayaa madaxweynaha Somaliland sidoo kale ugu baaqay hadii aanu fikirkaas la qabin boqor Buurmadow in deg deg loo xidho maadama oo uu ku sifeeyey in uu yahay danbiile Qaran

.Sidoo kale Xildhibaanka ayaa waxaa uu ka Hadley muran ka taagan laba siyaasi oo isku haysta kursi xildhibaan nimo oo ka banaanadey golaha wakiilada Somaliland , waxaana uu carabta ku dhuftey in ay la yaabtahay sababta kursigan muranka galisay ee kuwii hore u galin weyday,

COMMENTS
Latest News