Hubsadnews.com
Dawwo: Komishinka Qaranka Ee La Dagaalanka Iyo Xakameynta Cudurka HIV/Aidiska Ee Somaliland Oo Maanta Deeq Gaadhsiiyey Dadka La Nool Xanuunka ‘HIVga, Ee Gobolka Awdal
May 6, 2020 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Borama (Hubsadnew.com) Komishinka qaranka ee la dagaalnka iyo xakameynta cudurka HIV/Adiska ee Somaliland ayaa maanta waxa uu ka farxiyey ismarkaana uu raashin uqaabiyey bulashada kala duwan ee la nool xanuunka HIV/Adiska ee  ku dhaqan gobolk awdal gaar ahaan magalaada borama

Deeqdan raashin ee uu komishinku gaarsiiyey bulshadaasi ayaa waxa uu iskugu jiray qaybaha kala duwan ee cuntada sida sonkor, daqiin, timir, caano. Saliid, iwl  waana raashin sadexdii bilood ah oo uu komishinka qaranku  ugu talo galay in ay manafacaadsadan bulshada walaalahena ah ee uu asiibay xanuunku  madama ay bulshadu intabadan ay takoorto ,

Daawo Warka Oo Dhamaystiran,

COMMENTS
Latest News