Hubsadnews.com
Deg Deg 3 Qof oo ku dhaawacmey shaqaaqo ka dhacdey dgmadawar idaad oo ka tirsan gobolka seeraar
April 6, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Deg Deg 3 Qof oo ku dhaawacmey shaqaaqo ka dhacdey degmada war idaad oo ka tirsan gobolka seeraar shaqaaqada oo ka bilaabantay gaadhi ka ka yimid magaalada gar adag oo ka tirsan gobolka sanaag oo dhaxmarayey gudaha dgmadaasi intaas kadib waxa uu ismaandhaf ka dhexdhashey nimankii wadey gadhigaaasi iyo askari joogay degmada kaas baana saboobay in dagaalkasi uu  yimaado,

COMMENTS
Latest News