Hubsadnews.com
Deg Deg] :- Baarlamaanka Itoobiya Oo Hadda Ansixiyey Raysal Wasaarahah Cusub Ee Dalkaasi Mr Abby Ahmed
April 2, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Addis Ababa (Hubsadnews):- Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa waxaa ay saaka iskugu yimadeen fadhi ay ku ansixinayaan raysal wasaaraha cusub ee dalkaasi loo doortey Mr Abby Ahmed .
Baarlamaanka ayaa waxaa ay hada si rasmi ah u ansixiyeen In Mr Abby Ahmed uu noqdo raysal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya waxaana isalmrkiiba loogu dhaariyey talada dalkaasi .
Sidoo kale Raysal wasaarihii hore ee dalka Itoobiya ayaa isaguna ku wareejiyey xilkaasi,

 

COMMENTS
Latest News