Hubsadnews.com
Deg Deg Daawo Wasiirka wasarada beeraha Somaliland oo kormeer kusoo maray degaano hoos yimaada salaxley ushegayna in cuntooyinka dibada ka imaada la joojinayo +sababta
April 3, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Salaxley(hubsadnews): wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasarada beeraha Somaliland ayaa saaka kormeer idhi idheyn ah ku soo maray dadka beeraleyda degan degaanada hoos yimaada salaxley wuxuuna wasiirku usheegay in cuntooyinka dibada ka yimaada la joojinayo sidoo kalena bulshada ku dhan halkaasi ee beeraleyda ah waxayna dhankooda uga warameen in ay dhibatooyin badan ay la kulmaan xiliyada beeraha aay qodoyaan  islamarkaana ay ubaahan yihiin in gacan aay dawladu ka siiso falida beeraha si aay usoo baxaan dalag ku filan somaliland,

 

COMMENTS
Latest News