Hubsadnews.com
[Deg Deg] :- Fanaanada Sahra Axmed oo maanta hargeysa ku geeriyootey
April 4, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews):- Ilahay ha u naxariistee waxaa maanta ku geeriyootey cisbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeysa fanaanada Caanka ah ee Sahra Axmed , oo mudooyinkii ugu danbeeyey u jiiftey xaalad caafimaad daro.

Dhimashada fanaanadan waxaa shabakada si rasmiya noo xaqiijiyey qaar ka mid ah Hawl wadeenada iyo dhakhaatiirta ka hawl gasha cisbitalka Gargaar . gaar ahaan kuwa gacanta ku hayey

Alaha ha u naxariiste fanaanad sahra axmed ayaa kamid ahayd fanaanita ugu waaweyn soamlida waana udub dhaxaad maanta ka baxdey fanaaninta somaaliyeed,

COMMENTS
Latest News