Hubsadnews.com
Deg Deg – Farmaajo Iyo Jawhari Oo Hada Warbahinta La Hadlay waxayna sheegen………….
April 10, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

madaxweyne Farmaajo Iyo Jawaari ayaa mar dhaweeyd la wada hadlay warbaahinta ayaa waxa ay si wada jir ah uga hadleen iscasilaada Jawaari  iyo madaxweynaha oo ka waramay sooyaalka Taariikhed ee uu dalka ku leeyahay Pr- Jawaari wuxuuna uga mahadnaqey sidii wanaagsaneyd ee uu qaranka somaliyeed ugasoo shaqeeyey sidoo kale waxa uu madaxweynuhu ka codsadey in uu sidii hore ula shaqeeyo qaranka,

COMMENTS
Latest News