Hubsadnews.com
Deg Deg – Gudoomiyihii Uruurka Jiidali Oo madaxweyne Muuse Biixi Ku Edeeyey in dhalinyaradii beeshisa ee ku jirtay Ururka uu dhamaantood xilal ku taxay
April 15, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargaysa(Hubsadnews): – Gudoomiyihii Uruurka Jiidali Oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa madaxweyne Muuse Biixi Ku Edeeyey in dhalinyaradii kasoo jeeday beeshisa ee ku jirtay Ururka jiidali uu dhamaantood xilal ku taxay balse dhalinyaradii kale ee kasoo jeeday gobolka saaxil hal xubina in aanu xukumadiisa kusoo dhexdarin wuxuuna arintaasi ku tilmaamey gudoomiyuhu in ay tahay mid cadaalo daro ah islamarkaana in uu madaxweynyuhu falkaasi ku kacayo in aaneymarnaba ka filayn

gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa madaxweynaha ugu baaqey in uu arintaasi uu dib uga nqdo islamarkaana uu u caadal falo dhalinyarada mudii uu ololaha uu ku jiray sida weyn ulasoo shaqeeyey ee naftooda u huray sidii uu madaxweyne uga noqon lahaa dalka in uu hadana kala xigteysto dhalinyaradaasi aay tahay mid sharaftiisa dhaawacaysa,

COMMENTS
Latest News