Hubsadnews.com
Deg Deg: Uurcade Oo si kulul uga Hadley Xil Ka Qaadistii Shalay Xisbiga Waddani Ku Sameeyey Eedo Culus-na huwiyey Gudoomiye Ciro + sheegayna in Cirro Uu Yahay……….
April 15, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa(Hubsadnews): Xoghayihii hore ee xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa si adag uga hadlay xil ka qaadis ay shalay ku sameyeen guddida fulinta ee xisbiga Waddani , waxaana u sheegay in xil ka qaadistaasi ay tahay mid aan sharci iyo xerka u yaala xisbiga aan waafaqsaneen
wuxxuna sheegayn intii shalay ka codeysay ee ku dhawaaqdey in aay xilka iga qaaden ay yihiin kuwo uu gudoomiyuhu lasoo heshiiyey
isagoo hafalkiisa sii watan wax uu ku dhawaaqey in aanu aqbaleyn xilkaqaadista shalay lagu sameeyey
Sidoo kale Uurcade , xoghayihii hore ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu dhaliilo culus u jeediyey gudoomiyaha xisbiga Waddani oo uu ku sifeeyey in uu yahay Masuul Soomali Weyn ah waa sida uu hadalka u dhigaye islamrkaana dalka aan ka lahayd wax rajo ah,

COMMENTS
Latest News