Hubsadnews.com
Deg-deg: Wasiir Maxamed Kaahin oo sheegay in khilaaf ba’ani ka dhex taagan yahay xisbiga waddani , uguna baaqey,…………….
April 11, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews): Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Cabdi islamarkaana ah gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye oo maanta ka hadlaayey munaasibad xisbiga Kulmiye qabsadey ayaa sheegay in maalmihii ugu danbeeyey uu khilaaf  ba’ani ka dhex taagan yahay xisbiga Waddani

Maxamed Kaahin waxaa uu sheegay in hadii ay xisbiga Kulmiye ay yahiin aaney ku faraxsaneeyn khilaafkaas balse uu masuulyiinta xisbigaas kula talinaayo in ay ku mintidaan jiritaanka xisbiga .si uusan unoqon mid fashilmay,

 

COMMENTS
Latest News