Hubsadnews.com
Deg Deg :- Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo goor dhaweyd Geeriyoodey Iyo Deeganka U Ka Soo Jeedo .
April 9, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews):- Alle how naxariistee waxaa goor dhaweyd geeriyooday xildhibaan ibaraahim kacaan oo kamid ahaa mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland wuxuuna xildhibaankani ka soo jeeda gobolka gabilay

Xildhibaanka ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey xanuun u jifay Hargeysa wuxuuna ka mid ahaa aasaasayashii xisbiga kulmiye, geeridiisa waxa si rasmiya u xaqiijiyey gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Baashe Maxamed Faarax,

COMMENTS
Latest News