Hubsadnews.com
Deg Deg: Xisbiga waddani oo ku dhawaaqey xiliga la qaban doono shirweynaha xisbiga
April 8, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (H.N):- Guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta waxaa ay si rasmiya shaaciyeen wakhtiga la qabanaayo shir weynaha xisbiga Waddani  oo ku beganaa maalinta Bari ah Guddida ayaa go,aamisay falanqayn dheer kadib wax ay isla qaaten in shirkaasi dib loo dhigo muddo hal sanno ah oo ka bilaabmeysa 09.04.2018 wuxuuna shirkaasi u asteeyeen islamarkaana ay sheegen in uun qabsoomi doono 09.04.2019,

COMMENTS
Latest News