Hubsadnews.com
Deg-Deg: Culimo Udiinka Somaliya Oo Digniin Adag Ka Soo Saarey Show-ga ay Fanaanada Kiin Jaamac Ku qabaneyso Moqdisho
April 18, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Moqdisho (Hubsadnews):- culimo udiinka dalka Somaliya ayaa waxa ay digniin adag ka soo saareen bandhig faneed ay Moqdisho ku qabaneysoFanaanada Kiin Jaamac isla markaana waxaa ay ka digeen fasahaad ay sheegeen in ay ka dhalan karto shawigaasioo ay ku sheegeen in uu alleh inoogu cadhoon karo,

Sidoo kale Culimada ayaa waxaa ay dhalinyarada ugu digeen in ay lacagtooda ay ku biyaan bandhig faneedkaasi in aay tahay,

COMMENTS
Latest News