Hubsadnews.com
Diyaarada Ethiopian Airline oo Mar Labaad ka Baaqtey Madaarka Hargeysa
March 20, 2020 - Written by Hargeisa Office

Diyaarada Ethiopian Airline Mar Labaad ka Baaqtey Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal Iyadoo Shaley Ay Baaqatey Duulimadkii Diyaradaasi Shaley Ku Iman Laheyd Magaalada Hargeysa , Ma Jiro War Rasmi ah oo Ka Soo Baxey Malintii Shaley Dhanka Somaliland Iyo Dhanka Shirkada Ethiopian Airline Marka Laga Reebo Raaligalin ay Shirkadu Duulimadkaas Baaqdey ka Siisey Macamisheeda  , Warar aan la xaqiijin ayaa Sheegayey In Duulimadka Shirkada ee Shaley iyo Maantaba uu Sameeyey Amarka Ka Soo Baxey Dawlada Federaalka Soomaliya Balse Shabakada Wararka ee Hubsad  oo Marar Dhawr ah Isku Dayey Inuu Arrintan Wax Ka Waydiiyo Maamulka Madaarka iyo Masuuliyiinta Hayadda Duulista Somaliland ayaa Ka Gaabsadey , Isla Shaley ayey Baaqden Diyaradahii Duulimaadyada  Caalamiga ahaa ee Madaarka Hargeysa Ka Soo Degi Lahaa.

COMMENTS
Latest News