Hubsadnews.com
Fabinho Oo Kooxdiisa Monaco U Sheegay Horyaalka Uu Doonayo In Uu U Wareego Xagaagaan , Spain Mise Ingiriiska?.
July 9, 2017 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hubsadnews.com : Fabinho Oo Kooxdiisa Monaco U Sheegay Horyaalka Uu Doonayo In Uu U Wareego Xagaagaan , Spain Mise Ingiriiska?.

 

 

Xiddiga United ay bartilmaameysaneysay ee Fabinho ayaa ku war giliyay kooxdiisa Monaco in uu doonayo in xagaagaan u wareego horyaalka Ingiriiska sida waregeyska L’Equipe ee France ka soo baxa uu qorayo .

L’Equipe ayaa sheegeysa in laacibkaas uu toos ugu war giliyay maamulkakooxdaas in aysan ku tashan xilli ciyaareedka bilabanaya uuna doonayo in la fasaxo dhawaan

Ciyaaryahanka khadka dhexe, kaasoo sidoo kale ka ciyaari kara daafaca garbaha ayaa iska diiday dhawaan iska diiday in uu ku biiro kooxda Barcelona

COMMENTS
Latest News