Hubsadnews.com
Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta loo qaybiyey xeerka Deegaanka
April 8, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargaysa Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta loo qaybiyey xeerka deegaanka somaliland oo laga filayo in ay ka doodaan wiiga soo socda xeerkan ayaa muhimad weyn u leh deegaanka iyo horumarintiisa xeerkan ayaa waxa laga rajaynayaa golaha in ay ku badbaadiyaan deegaanka la xaalufiyey.

COMMENTS
Latest News