Hubsadnews.com
Golaha guurtida somaliland oo maanta cod caqlabiyada ah ku ansixiyey xeerka kufisga
April 7, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa (Hubsadnews):- Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland waxaa ay maanta cod caqlabiyada ah ku ansixiyeen xeerka Kufiga oo ay kaabis iyo wax ka bedel ku sameyeen

Xeerkan waxaa ogolaadey 35 Xildhibaan waxaa diiday 7 Diiday waxaana ka aamusay 8 Xildhibaan waxaana sidaas ku ansaxay xeerka kufisga Somaliland, oo mudooyinkamba horyaaley,

 

COMMENTS
Latest News