Hubsadnews.com
Golaha wakiilada somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meelmariyey miisaaniyada qaranka
April 8, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargaysa Golaha wakiilada somaliland ayaa maanta cod aqlaabiyad ah ku meelmariyey ansixinta miisaaniyada sanadka qaranka somaliland.

COMMENTS
Latest News