Hubsadnews.com
Gudomiyaha Barlamaanka Somalia Oo Beeniyay Inuu Is Caasilayo
April 1, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad
Gudomiyaha Barlamaanka Somalia ayaa Beeniyay warsaxafadeed uu ku qornaa Inuu Is Caasilayo waxaan arintaasi lagu beeniyey warsaxafadeed kasoo baxay xafiiska gudoomiyaha oo lagu cadeynayey in arintaasi aay tahay mid been abuur ah,

 

COMMENTS
Latest News