Hubsadnews.com
Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Xisbiga wadani mahamed siidiiq dhame oo 71 caano maal xabsiga ku jirey ayaa maanta dib xoriyadiisa u helay
July 10, 2019 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargaysa{Hubsadnews.com}: Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Xisbiga wadani mahamed siidiiq dhame oo 71 caano maal xabsiga ku jirey ayaa maanta dib xoriyadiisa u helay kadib markii maxkamada gobolka maroodi jeex ku xukuntey dhawaan 6 bilood oo xadhiga

COMMENTS
Latest News