Hubsadnews.com
Gudoomliyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani Cabdiraxmaan Ciro Oo Tacsi U Diray Ehelkii Iyo Qarabadii ay ka baxdey Fanaanad Sahra Axmed Jaamac
April 4, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Gudoomliyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa Tacsi tiraanyo leh  U Diray Ehelkii Iyo Qarabadii ay ka baxdey Fanaanad Sahra Axmed Jaamac oo maanta hargeysa ku geeriyotey Alaha Ha U naxariisto,

COMMENTS
Latest News