Hubsadnews.com
Hargeysa:- Aas Qaran Oo Hargeysa Loogu Sameeyey Marxuum Suldaan Carab Cabdi iyo Masuuliyiin Kaqeybgalay.
August 9, 2019 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Waxaa Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Xabaalaha Haleeya SUldaan Carab Cabdi Cali, Wxzaana Halkaasi Lagu Magacaabay Suldaanka Cusub Ee Buuxindoona Booska Uu Kabaxay Marxuunku

COMMENTS
Latest News