Hubsadnews.com
Hargeysa: Boqor Cali Xuseen oo Ka hadlay Dhul ay Dawladdu hore u siisay oo ay Kala Noqotay
April 18, 2019 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

(Hubsadnews.com) Hargaysa Boqor Cali Xuseen oo ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa si adag uga hadlay dhul uu lahaa oo ay dawladu ka qaaday dhulkan oo uu ka dhidanyahay dhisme oo ka soo horjeeda Cisbitaalka guud ee magaalada Hargaysa ayaa waxa mar qudha loo keenay waraaq lagaga rarayo goobtaas.

COMMENTS
Latest News