Hubsadnews.com
JAAMACADAHA DALKA IYO QAAR KAMIDA SHIRKADAHA DALKA LAGA LEEYAHAY OO GABI AHAANBA DIIDAY AMARKII DAWLADA.
April 11, 2018 - Written by weryayaasha shabakada hubsad

Hargeysa ( Hubsad ) Iyadoo 11kii Bisha March Wasiirka Technologyda iyo Isgaadhsiintu usoo Saaray Amar ah in aan la isticmaalin Top Level Domainka (.SO) kaas oo saamayn ku leh qaranimada iyo Madaxbaaninda  Somaliland Isagoo u Qabtay Mudo 30 Cisho In ay kaga Diyaargaroobaan Jamacadaha iyo Shirkaduhu ayaa Waxa Ay Maanta ku Beegantahay Taariikhdi Ay ku beegnayd in la joojiyo.

Ilaa hadana ma jiro Taalabo ay Qaadeen Jamacada Hargeysa , Jamacada Camuud, Shirkada Sogasho Kuwan oo ahaa Kuwa aadka u isticmaali Jirey Arinkan oo Dhabar jab ku ah Qarinimada Somaliland , Siiba Jamacadaha Dalka oo ah Halkii Dadka laga beri lahaa Muwaadinada ayaa iyagu u Horseed ah Arimaha ku Lidka ah Qaranimada Iyo Madaxbaaninada

 

Hargeysa. Somaliland.

COMMENTS
Latest News